Wararka AGA

Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay...

Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa 16/8/2026, waxa uu xafiiskiisa ku soo dhaweeyay qoraaga dhiganaha Aamusnaan Muna-Maandeeq...

Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo...

Kormeer ay ujeeddadiisu aheyd dhiirrigilin, indha-indhayn, kala war qaadasho & sidii ay safaaradda Jabuuti ula socon laheyd hawlaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga...

Aqoonwadaag ku Saabsan Cilmiga Maktabadaha oo lagu...

Maalintii ay taariikhdu aheyd 10/8/2026, waxaa xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho, lagu qabtay aqoonwadaag ku saabsanaa Cilmiga Maktabadaha. Kulancilmiyeedkaas oo...

Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA oo Kulanaqooneed...

Kulanaqooneed aad u qiima badan oo looga hadlayay “Qiimaha Af Soomaaliga iyo Xaaladdiisa Maanta.”ayna ka soo qaybgaleen aqoonyahanno, qorayaal, xeeldheerayaal afeed iyo bahda akhriska...

Arday Jaamacadeed oo Aqoonkororsi u timid Xarunta...

Arday ka socota kulliyadda af Soomaaliga iyo suugaanta ee jaamacadda Green Hope ayaa 25/7/2026, waxay booqasho aqoonkororsi ah ay ku yimaadeen xarunta Akademiya Goboleedka...

Muxaadaro lagu Qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka Af...

Muxaadaro looga hadlayay 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚, uuna soo qabanqaabiyay n𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 a𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 iyo qoraalka 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐪𝐨𝐲𝐚𝐧 ayaa shalay oo ku beegneyd 22/7/2026, waxaa lagu...

Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo...

 Tababbarkii ku saabsanaa “Habdhigaalka Af Soomaaliga”, ayna ka qaybqaadanayeen hawlwadeenno ka kala socday madbacadaha Muqdisho, qorayaal, ardayda jaamacadaha & naadiyada akhriska & qoraalka ayaa...

Munaasabad ku Saabsan Kaltirsiga Sannadka Cusub ee...

Munaasabad loogu talaggalay xuska kaltirsiga Soomaalida, ayna iska kaashadeen xarunta cilmibaarista Xaanshow & Akademiyada Cilmiga ayaa maanta oo ku beegan 16/7/2026, waxaa lagu qabtay...

Buugaag

Cilmibaaris

Warsidaha AGA

Maqal iyo Muuqaal

Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan...

https://www.youtube.com/watch?v=G6hDpkS0ayI

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Sh. C/raxmaan Janaqow oo...

https://www.youtube.com/watch?v=EaG5KlQ30vg

Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo...

https://www.youtube.com/watch?v=3VTZPLO4E6Y&t=25s

Xulka Maqaallada

Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha)

Farta af Soomaaligu in ay qabyo tahay, sida dadka...

FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI)

Kula-Lihi Qisada Kula-Lihi waa sheeko-faneed xiiso gaar ah leh. Qisadan waxaa qoray Al Ustaad Xuseen M. Cabdulle (Wadaad), waxaana daabacday xarunta Laashin, sanadkii 20024. Qoraa...

Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka!

Sanadkaygii labaad ee jaamacadda, ayaa macalin Afrikaan ah oo Jaamacadda Toronto ka dhigi jiray falsafadda Afrikaanka nagula taliyay inaan aqrino buugga caanka ah ee...

Hayaan iyo Hugun

Nolosha oo idili waa hayaan. Ka soo billow goortii aad ka soo hayaantay dhabarkii aabbahaa iyo kalxamaha hooyadaa adigoo ah candhuuf. Kolkii aad ka...

Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo

   Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo Horumarinta tacliinta sare, waxay ku xiran tahay xoojinta iyo horumarinta afka hooyo Afka hooyo waa lafdhabarta aqoonta, garaadka iyo hiddaha...

Maalinta Caalamiga ah ee Akhris Qoraalka

Dhegahaagu haddii ay maqlaan labadan erey, maskaxdaada maxaa ku soo dhacaya? Waxaa ku soo dhacaya aqoon, cilmi, horumar, ilbaxnimo….. Ka soo horjeedka waxaa kugu...

Hal-abuurka & Suugaanta

GUNTANIHII DADWEYNAHA (WAA MAANSO LOO TIRIYAY PROF. CALI JIMCAALE)

Xeeldheere Cali Jimcaale Axmed (Prof. Cali Jimcaale), wuxuu ku...

Toban ilbidhiqsi

Xirsi, tan iyo maalintii aad dhalatay sidan uun bay wax ahaayeen, xaafado laga baroorto, geeri, gunnimo iyo goblan uun baad ku gurguuratay kuna garaadsatay....

Dhiganaha “Kula-Lihi” (Faallo)

Hordhac. Sheekofaneeddaani “Kula-Lihi” waxay raacaysaa jidka cusub iyo habtabinta masraxiyadda cusub ee uu daahfuray Buuni Cali Jimcaale Axmed. Waxsoosaarkiisii ‘Gaso, Ganuun iyo Gasiin’ ayuu Buuni Cali Jimcaale ku daahfuray...

Dhigane la Magac baxay Suleekha oo Daahfur loogu Sameeyay Muqdisho

Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna talaggalay daahfurka dhigane la magac baxay Suleekha, ayna ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin kala duwan, bahda naadiyada...

Erey-bixin

Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay...

Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah looga xoojin lahaa af Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen madaxda...