Wararka AGA

Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo...

Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed oo beryahan howlo shaqo u jooga dalka Jabuuti, ayaa waxa u suuragashay isaga...

Akhris Wadareedka AGA

Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA ayaa maanta oo ku beegan 24/09/2026, waxay qabatay barnaamij ku saabsan akhriswadareed loogu talaggalay xoojinta dhaqanka wax...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-qoraalka oo...

Munaasabad aad u ballaaran oo loogu talaggalay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-qoraalka, ayna ka soo qaybgaleen Wasiirro, Danjirayaal, guddoomiyayaal, xeeldheerayaal afeed, macallimiin, arday...

Akademiya Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada G/Banaadir...

Kulan looga hadlayay xuska maalinta caalamiga ah ee akhris-qoraalka adduunka oo ku astaysan 8-da Sebtembar 2026, ayna ka soo qaybgaleen guddoonka AGA iyo maamulka...

Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka...

Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa 16/8/2026, waxa uu xafiiskiisa ku soo dhaweeyay qoraaga dhiganaha Aamusnaan Muna-Maandeeq oo booqasho...

Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku...

Kormeer ay ujeeddadiisu aheyd dhiirrigilin, indha-indhayn, kala war qaadasho & sidii ay safaaradda Jabuuti ula socon laheyd hawlaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ayaa maanta...

Aqoonwadaag ku Saabsan Cilmiga Maktabadaha oo lagu...

Maalintii ay taariikhdu aheyd 10/8/2026, waxaa xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho, lagu qabtay aqoonwadaag ku saabsanaa Cilmiga Maktabadaha. Kulancilmiyeedkaas oo...

Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA oo Kulanaqooneed...

Kulanaqooneed aad u qiima badan oo looga hadlayay “Qiimaha Af Soomaaliga iyo Xaaladdiisa Maanta.”ayna ka soo qaybgaleen aqoonyahanno, qorayaal, xeeldheerayaal afeed iyo bahda akhriska...

Buugaag

Cilmibaaris

Warsidaha AGA

Maqal iyo Muuqaal

Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka...

https://www.youtube.com/watch?v=z9bZOlWY-rM

Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka...

https://www.youtube.com/watch?v=FlE6xGR7K8Q

Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta...

https://www.youtube.com/watch?v=fK9p9GsQ0hE

Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya...

https://www.youtube.com/watch?v=LHTG_7GC96Y

Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan...

https://www.youtube.com/watch?v=G6hDpkS0ayI

Xulka Maqaallada

Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax

Taariikhda ummadda Soomaaliyeed waxaa soo maray foolaad iyo haldoor...

Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha)

Farta af Soomaaligu in ay qabyo tahay, sida dadka qaarkiis aamminsan yihiin, waa aragti aan qummanayn. Runtiise fartani waa mid fadhida, oo ku habboon...

FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI)

Kula-Lihi Qisada Kula-Lihi waa sheeko-faneed xiiso gaar ah leh. Qisadan waxaa qoray Al Ustaad Xuseen M. Cabdulle (Wadaad), waxaana daabacday xarunta Laashin, sanadkii 20024. Qoraa...

Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka!

Sanadkaygii labaad ee jaamacadda, ayaa macalin Afrikaan ah oo Jaamacadda Toronto ka dhigi jiray falsafadda Afrikaanka nagula taliyay inaan aqrino buugga caanka ah ee...

Hayaan iyo Hugun

Nolosha oo idili waa hayaan. Ka soo billow goortii aad ka soo hayaantay dhabarkii aabbahaa iyo kalxamaha hooyadaa adigoo ah candhuuf. Kolkii aad ka...

Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo

   Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo Horumarinta tacliinta sare, waxay ku xiran tahay xoojinta iyo horumarinta afka hooyo Afka hooyo waa lafdhabarta aqoonta, garaadka iyo hiddaha...

Maalinta Caalamiga ah ee Akhris Qoraalka

Dhegahaagu haddii ay maqlaan labadan erey, maskaxdaada maxaa ku soo dhacaya? Waxaa ku soo dhacaya aqoon, cilmi, horumar, ilbaxnimo….. Ka soo horjeedka waxaa kugu...

Hal-abuurka & Suugaanta

GUNTANIHII DADWEYNAHA (WAA MAANSO LOO TIRIYAY PROF. CALI JIMCAALE)

Xeeldheere Cali Jimcaale Axmed (Prof. Cali Jimcaale), wuxuu ku...

Toban ilbidhiqsi

Xirsi, tan iyo maalintii aad dhalatay sidan uun bay wax ahaayeen, xaafado laga baroorto, geeri, gunnimo iyo goblan uun baad ku gurguuratay kuna garaadsatay....

Dhiganaha “Kula-Lihi” (Faallo)

Hordhac. Sheekofaneeddaani “Kula-Lihi” waxay raacaysaa jidka cusub iyo habtabinta masraxiyadda cusub ee uu daahfuray Buuni Cali Jimcaale Axmed. Waxsoosaarkiisii ‘Gaso, Ganuun iyo Gasiin’ ayuu Buuni Cali Jimcaale ku daahfuray...

Dhigane la Magac baxay Suleekha oo Daahfur loogu Sameeyay Muqdisho

Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna talaggalay daahfurka dhigane la magac baxay Suleekha, ayna ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin kala duwan, bahda naadiyada...

Erey-bixin

Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay...

Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah looga xoojin lahaa af Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen madaxda...