Home Wararka AGA Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Wararka AGAXulka Maqaallada Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed November 21, 2026 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Adduunyadu macallin la’aantiis, agoon bay ahaan lahayd’ (Oraah Soomaaliyeed) Iyadoo la qabta munaasabadda maalinta macallinka, heer caalami, kuna beegan 5ta Oktoobar, oo adduunkoo dhan looga dabaaldego, ayay haddana Soomaalidu si gaar ahaaneed ugu maamuustay, macallimiinteeda, 21 Nofember. 21 Nofember waa maalinta si gaar ah loo muuneeyo, macallimiinta Soomaaliyeed. Munaasabaddan, 52 guuradan, waxay dawladdii Soomaaliya astaysay, sannadkii 1974-kii oo illaa maanta loo dabaaldego. Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo xusta maalmaha iyo munaasabadaha afka iyo aqoonta la xiriira, sida: maalinta afka, maalinta akhris-qoris la’aanta, iwm, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa, dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed. Iyadoo ku bogaadinaysa, macallimiinta, siday kaalintooda aqoon kobcineed ugu jiraan, mar kastaba. Macalinkeen Allow kaal Macalinkiis Allow kaal Mid kale Allow kaal MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Boobe Yuusuf Ducaale Akademiya Goboleedka AGA & Somali Pen oo Bandhig Buugeed ku qabtay Magaalada London Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga iyo Jaamacadda Ouargla (Aljeeriya) oo Yeeshay Heshiis Iskaashi Xulka Maqaallada Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed November 21, 2026 Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax October 10, 2026 Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026