Akadeemiye-Gobaleedka AfSoomaaliga waxay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA bishan.

MAWDUUCA: “Dumarka Maanta iyo Kaalintooda Hal-abuurka Maansada”

Waxaa lagu soo bandhigayaa laguna falanqaynayaa tixaha iyo mawduucyada ay dumarka Soomaaliyeed xilligan ka maansoodaan.

Taariikh: 09/10/2021, 7:00 pm – 9:00 pm fiidnimo (Waqtiga Soomaaliya)

Habeenka Sabtida ay Axaddu soo gelayso

Join Zoom Meeting

https://us02web.zoom.us/j/7866050646?

Meeting ID: 786 605 0646

Passcode: AGA2021

Ha moogaan oo ha ka maqnaan!