Home Madasha AGA Madasha AGA ee Bisha Nofember oo lagu Gorfeyn doono Hal-abuurkii iyo Dhaxal... Madasha AGAWararka AGA Madasha AGA ee Bisha Nofember oo lagu Gorfeyn doono Hal-abuurkii iyo Dhaxal Cilmiyeedkii Dr. Maxamed Daahir Afrax November 5, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp MARTIQAAD – HA MOOGAAN OO HA KA MAQNAAN Akadeemiye-Goboleedka waxay kugu martiqaadaysa inaad nagala soo qaybgashid madasha AGA ee bishan Nofembar. Madashan waxaa lagu gorfaynayaa (1) kaalintii uu Dr Afrax ka qaatay kobcinta iyo jidbixinta fanka sheeko-curinta iyo tilmaamihii ay lahaayeen sheekooyinkiisu; (2) kaalintii uu ku lahaa bilaabidda iyo soo shaacbixinta cilmiga “Faaqidaadda Suugaanta”. Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaal iyo aqoonyahanno miisaan leh. Waxay ku bixi doona aaladda ZOOM habeenka Sabtida ay Axaddu soo gelayso 06/11/2021, 07:00 – 09:00 fiidnimo/pm. Insha Allaah. Join Zoom Meeting https://us02web.zoom.us/j/7866050646 Meeting ID: 786 605 0646 Passcode: AGA2021 Ka soo qayb galkaagu sharaf ayuu noo yahay MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Buugaag Cusub oo lagu soo Kordhiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Senator ka Tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Buugaag ugu Deeqay Maktabadda AGA Akademiya Goboleedka oo lagu soo Bandhigay Cilmibaaris ku Saabsan Faaqidaadda Ararta Tixda & kala Saafiddeeda Xulka Maqaallada Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maalinta Caalamiga ah ee Akhris Qoraalka September 9, 2025 BAQDAAD: HOYGA DHAQANKA, FANKA & ILBAXNIMADA June 1, 2025 DHAXAL WEYN IYO DHIGAAL WACAN (Milicsi ku Saabsan Buugga Haldoor) April 9, 2025 Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo Laba Sano Jirsatay! December 30, 2024 Maqal iyo Muqaal Guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax oo Iftiiminaya sida ay u Waxbarashadu... June 15, 2025 Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka Hadlaya Naxwaha Af Soomaaliga June 12, 2025 Daawo: Guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax oo ka Hadlayo Muhiimmadda Maalinta... February 22, 2025 Daawo: Munaasabaddii Xilwareejinta Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) December 20, 2024 Daawo: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Guddoomay Deeq ay Jaamacadda Roma Tre... November 29, 2024