𝗠𝗔𝗗𝗔𝗦𝗛𝗔 𝗔𝗚𝗔 𝗘𝗘 𝗕𝗜𝗦𝗛𝗔 𝗟𝗨𝗨𝗟𝗬O
MAWDUUCA: HAL-ABUURKA SUUGAANTA & HALGANKII XORRIYADDA
Waa madal lagu xusayo toddobaadka xorriyadda iyo 8-jirsiga Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).
Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaasha kala ah:
-
Qoraa Sare Axmed Faarax Cali “Idaajaa” oo ah qoraa iyo suugaanyahan
-
Abwaan Xaashi Cabdillaahi Orax oo ah abwaan iyo xeeldheere suugaaneed
-
Abwaan Xirsi-dhuux Maxamed oo ah guddoomiyaha Golaha Abwaannada Soomaaliyeed.
-
Waxaa xiriirinaya: Md Burhaan Axmed Daahir oo ah wakiilka AGA ee Gobolka Mudug.