Home Madasha AGA Madasha AGA ee Bisha Juun oo lagu Gorfeyn doono Waxtarka ay Suugaantu... Madasha AGAWararka AGA Madasha AGA ee Bisha Juun oo lagu Gorfeyn doono Waxtarka ay Suugaantu u Leedahay Bulshada June 17, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madasha AGA ee bisha Juun oo ah mid xiiso badan ayaa waxaa lagu faaqidi doonaa mowduuc uu hal-ku-dhiggiisu yahay “WAXTARKA AY SUUGAANTU U LEEDAHAY BULSHADA: MURTI & MAAWEELO”. Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaasha: 1. Md. Siciid Jaamac Xuseen oo ah Qoraa iyo Suugaanyahan 2. Md. Rashiid Sh. Cabdillaahi “Gadhweyne” oo ah suugaanyahan iyo xeeldheere arrimaha bulshada. 3. Md Cabdirashiid Cawsgurow oo ah maansayahan. Waxaa xiriirinaya: Dr. Nimcaan Cabdillaahi Qawrax oo ah wakiilka AGA ee Jabuuti. Taariikh: 19/06/2021 Sabti Saacad: 7:00 – 9:00 fiidnimo, Waqtiga Bariga Afrika Kaga soo qaybgal Barta ZOOM ama kala soco Facebook TOOS (LIVE) Kulanka Zoom-ka kaga soo qaybgal adiga oo gujinaya lingaxan hoose ama furayaasha kale. Join Zoom Meeting https://us02web.zoom.us/j/7866050646… Meeting ID: 786 605 0646 Passcode: AGA2021 Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Buugaag Cusub oo lagu soo Kordhiyay Maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Senator ka Tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Buugaag ugu Deeqay Maktabadda AGA Akademiya Goboleedka oo lagu soo Bandhigay Cilmibaaris ku Saabsan Faaqidaadda Ararta Tixda & kala Saafiddeeda Xulka Maqaallada Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maalinta Caalamiga ah ee Akhris Qoraalka September 9, 2025 BAQDAAD: HOYGA DHAQANKA, FANKA & ILBAXNIMADA June 1, 2025 DHAXAL WEYN IYO DHIGAAL WACAN (Milicsi ku Saabsan Buugga Haldoor) April 9, 2025 Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo Laba Sano Jirsatay! December 30, 2024 Maqal iyo Muqaal Guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax oo Iftiiminaya sida ay u Waxbarashadu... June 15, 2025 Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka Hadlaya Naxwaha Af Soomaaliga June 12, 2025 Daawo: Guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax oo ka Hadlayo Muhiimmadda Maalinta... February 22, 2025 Daawo: Munaasabaddii Xilwareejinta Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) December 20, 2024 Daawo: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Guddoomay Deeq ay Jaamacadda Roma Tre... November 29, 2024