Waa daruus aad u qiimo badan oo isugu jirta Ereyada koobma iyo kuwa fidsama, sidoo kale casharadaan waxay si balaaran uga hadlayaan Shibbanayaasha laballaabma, Qoraalkani oo ku saabsan Habaynta Qoraalka waxa uu ka kooban yahay:-
- Ereyada koobma iyo kuwa fidsama.
- Shibbanayaasha laballaabma {kuwa la qoro iyo kuwa aan la qorin}
- weydiimo
Casharadaan ayaa loogu talagalay inuu ka faa’iideysto qof kasta oo danaynaya inuu hormariyo qoraalkiisa, Mahadi ha ka gaartee waxaa duruustaan xiisaha badan isku soo duway Al-ustaad Cabdullaahi Sheekh Cabdi Aadan “Gacanka” oo ka mid ah Masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA.
Casharadaan ku aadan Habaynta Qoraalka ayaa waxay ka kooban yihiin dhawr iyo Toban bog ee ka faaiideysi Wacan.