Dalaynta qoraalka ama Calaamadaha iyo Xeerarka Dalaynta waa duruus cilmiyeed soo koobaysa arimo badan oo la xiriira Habeynta qoraalka, waxaana casharadaan qiimaha badan loogu tala galay inuu ka faa’iideysto ruux kasta oo danaynaya inuu sii hagaajiyo qoraalkiisa.
Casharadaan ku saabsan calaamadaha qoraalka waxay qof kasta ka caawuin doonaan sidii uu u sOo bandhigi lahaa qoraal habysan, Dalaynta qoraalka waxaa si faah-faahsan loogu sharaxay Joogsi, Dhibicda, Calaamadda Su’aasha iyo tan La-yaabka.
Sidoo kale duruustaan waxaad ka heli doontaa Hakadka, Joogsi dhiman, Labbo dhibcood, Kolmaha Xigashada, Xarafka weyn, Jiifto, Tirada, Lambarada Roomaanka, Hakadka Tirada iyo kuwo kale oo xiiso badan.
Mahadi ha ka gaartee waxaa duruustaan soo diyaariyay oo isku soo duway prof. Mustafa C/laahi Feyruus oo ka mid ah Madaxda Sare ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA , casharadaasi oo aan filayo in laga heli doono heli doonto ka bogasho wacan.