Home Madasha AGA Madasha AGA ee Bisha Nofember oo lagu Gorfeyn doono Hal-abuurkii iyo Dhaxal... Madasha AGAWararka AGA Madasha AGA ee Bisha Nofember oo lagu Gorfeyn doono Hal-abuurkii iyo Dhaxal Cilmiyeedkii Dr. Maxamed Daahir Afrax November 5, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp MARTIQAAD – HA MOOGAAN OO HA KA MAQNAAN Akadeemiye-Goboleedka waxay kugu martiqaadaysa inaad nagala soo qaybgashid madasha AGA ee bishan Nofembar. Madashan waxaa lagu gorfaynayaa (1) kaalintii uu Dr Afrax ka qaatay kobcinta iyo jidbixinta fanka sheeko-curinta iyo tilmaamihii ay lahaayeen sheekooyinkiisu; (2) kaalintii uu ku lahaa bilaabidda iyo soo shaacbixinta cilmiga “Faaqidaadda Suugaanta”. Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaal iyo aqoonyahanno miisaan leh. Waxay ku bixi doona aaladda ZOOM habeenka Sabtida ay Axaddu soo gelayso 06/11/2021, 07:00 – 09:00 fiidnimo/pm. Insha Allaah. Join Zoom Meeting https://us02web.zoom.us/j/7866050646 Meeting ID: 786 605 0646 Passcode: AGA2021 Ka soo qayb galkaagu sharaf ayuu noo yahay MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA Akhris Wadareedka AGA Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-qoraalka oo lagu qabtay Muqdisho Xulka Maqaallada Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax October 10, 2026 Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026