Home Madasha AGA Madasha AGA ee Bisha Oktoober oo lagu Faaqidi doono Dumarka Maanta iyo... Madasha AGAWararka AGA Madasha AGA ee Bisha Oktoober oo lagu Faaqidi doono Dumarka Maanta iyo Kaalintooda Hal-abuurka Maansada October 8, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Akadeemiye-Gobaleedka AfSoomaaliga waxay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA bishan. MAWDUUCA: “Dumarka Maanta iyo Kaalintooda Hal-abuurka Maansada” Waxaa lagu soo bandhigayaa laguna falanqaynayaa tixaha iyo mawduucyada ay dumarka Soomaaliyeed xilligan ka maansoodaan. Taariikh: 09/10/2021, 7:00 pm – 9:00 pm fiidnimo (Waqtiga Soomaaliya) Habeenka Sabtida ay Axaddu soo gelayso Join Zoom Meeting https://us02web.zoom.us/j/7866050646? Meeting ID: 786 605 0646 Passcode: AGA2021 Ha moogaan oo ha ka maqnaan! MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ku Guulaysatay Ereybixnta Artificial Intelligence Akademiya Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku Timid Fannaanadii Shankaroon Axmed Yuusuf Munaasabad Ballaaran oo isugu jirtay Duco, Xus iyo Xusuus oo Muqdisho loogu qabtay Prof. Cali Jimcaale Xulka Maqaallada FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maalinta Caalamiga ah ee Akhris Qoraalka September 9, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026 Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka... February 22, 2026 Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii... February 13, 2026 Daawo: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo soo Xirey Fadhiga Wasiirrada & Kalfadhiga... February 12, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarashada Faarax Cabdulqaadir uu ka Jeediyay Furitaankii Fadhiga... February 11, 2026