OGEYSIIS MUHIIM AH
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) waxa ay si xushmad leh ugu martiqaadaysaa dhammaan qalinleyda, hal-abuurka, waxgaradka iyo aqoonyahnka daafaha dunida kala jooga, in ay ka soo qeyb-galaan Madasha AGA ee Bisha Febraayo 2021.

Mawduuca bishan waa: “Xuska Maalinta Afka Hooyo iyo Xaaladda Af-Soomaaliga: Shalay, Maanta iyo Berri”. Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaasha balagga ka muuqda ee ha moogaan.

Taariikh: 27/02/2021 Habeen Sabti ay Axad soo gelayso
Saacadda: 07:00 – 09:00 fiidnimo (Waqtiga Bariga Afrika)
Goobta: Zoom & Facebook TOOS (LIVE)
Si aad Zoom-ka ugu soo biirtid riix link-ga hoose:
https://us02web.zoom.us/j/7866050646
ama ku soo gal faahfaahinta hoose
Meeting ID: 786 605 0646
Passcode: AGA2021

Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim!