Home Wararka AGA Gorfaynta Buugga Seeska Naxwaha Af Soomaaliga oo lagu qabtay Maktabadda Dhaxalreeb Wararka AGA Gorfaynta Buugga Seeska Naxwaha Af Soomaaliga oo lagu qabtay Maktabadda Dhaxalreeb June 25, 2026 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Kulanaqooneed loogu talaggalay gorfaynta buugga Seeska Naxwaha Af Soomaaliga ee uu qorey madaxa waaxda Naxwaha ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Barsare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa 23/6/2026, waxaa lagu qabtay xarunta maktabadda Dhaxalreeb ee magaalada Muqdisho. Buugaas qiimaha badan, waxaa soo gorfeeyay aqoonyahannada kala ah: Barafasoor Maxamed Cilmi Tooxoow, Maxamed Maxamuud Guuleed (Daqarre) iyo Cabdiwali Maxamed Shiikh Cumar, kuwaasi oo soo bandhigay aragtiyahooda, falanqayntooda iyo qodobbadii ay ku soo arkeen buugga, iyagoo dul istaagay muhiimmadda iyo doorka uu buuggu ku leeyahay midaynta, horumarinta iyo casriyaynta af Soomaaliga. Sidoo kale, intii uu kulanku socday waxaa qoraha buugga oo ahaa Barasare Mansuur, waxa laga weydiiyay su’aalo badan oo la xiriiray nuxurka buugga, habka cilmibaarista iyo fikradaha uu ku soo bandhigay, kuwaas oo uu si faahfaahsan uga jawaabay. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Guddoomiya Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku Wareejiyay Maktabadda Akademiyada Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Qabanaysa Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo & Hal-abuurkiisa Xarunta Dhaxalreeb oo qabatay Gorfaynta Buugga Habdhigaalka Af Soomaaliga Guud Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026 Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka... February 22, 2026 Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii... February 13, 2026 Daawo: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo soo Xirey Fadhiga Wasiirrada & Kalfadhiga... February 12, 2026