Qoraaga sare ee Axmed Faarax Cali (Idaajaa)  oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa si faah-faahsan uga hadlay isticmaalka  afka Soomaaliga iyo Warbaahinta.

Qoraaga ayaa  muuqaalkaan uga hadlayo sida uu u saxayo  ereyada ay maalin walba adeegsato Saxaafadda haddana ay dhacdo in si qaldan loo isticmaalo.