Home Wararka AGA Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku soo Kordhiyay Maktabadda AGA Wararka AGA Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku soo Kordhiyay Maktabadda AGA December 23, 2025 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa nuqullo cusub ooo ka mid ah buugga GURI-NEGI, waxa uu soo gaarsiiyay maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA. Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo ka hadlayay wareejinta buugaagtaasi kaddib ayaa sheegay in buugga GURI-NEGI uu qorey qoraaga Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi), waxaana uu iftiimyay qaybaha uu ka kooban yahay buugga GURI-NEGI, Buuga cusub ee la soo gaarsiiyay maktabadda AGA ayaa waxa uu qayb ka noqon doonaa kumannaanka buug ee ku kaydsan maktabadda Akademiyada oo ah xarun aqooneed loogu tallaggalay kor u qaadida & dhismaha garaadka dadka, kobcinta cilmiga, dhiirrigalinta & latalinta qorayaasha, tifaftirka buugaagta, gorfaynta dhiganayaasha, martigalinta akhristayaasha, iwm. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Aqoonwadaag ku Saabsan Cilmiga Maktabadaha oo lagu qabtay Xarunta AGA Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026 Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Sh. C/raxmaan Janaqow oo soo Booqday... July 25, 2026 Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026