Home Wararka AGA Xarunta Dhaxal-reeb oo Shaahaadooyin Guddoonsiisay Arday Dhammaysatay Tababbar ku Saabsan Af Soomaaliga Wararka AGA Xarunta Dhaxal-reeb oo Shaahaadooyin Guddoonsiisay Arday Dhammaysatay Tababbar ku Saabsan Af Soomaaliga March 21, 2022 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey 15-qoraa oo isugu jiray saxafiyiin iyo macallimiin oo dhammaystay tababbar socday muddo bil ah, ayna ka soo qayb-galeen masuuliyiin iyo madax kala duwan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababbarkaasi ayaa waxaa qabatay xarunta hormarinta hoggaaminta ee Dhaxalreeb, waxaana casharrada ka bixinayey khabiirro iyo xeeldheerayaal af Soomaaliga oo kala ahaa Prof. Cabdalla Cumar Mansuur, Prof. Maxamed Cilmi Tooxow iyo qoraa Maxamed Warsame Hiraabey. Xafladda xiritaanka tababbarka ayaa goobjoog waxaa ka ahaa madax iyo masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaalka, waxaana halkaas ardayda lagu guddoonsiiyey shahaadooyin. Muddadii uu tababbarkaasi socday ayaa waxaa ardayda la barayey casharro kala duwan oo ku saabsanaa middaynta hab qoraalka, magacyada lammaan iyo sarbeebta. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Akademiya Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada G/Banaadir oo ka Wadahadalay Xuska Akhris-qoraalka Adduunka Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026