Minneapolis waxaa lagu qabtay xuska maalinta afka hooyo, waxaana ka qeybgalay arday Soomaali iyo Cadaan ah oo afka Soomaaliga ka dhigta jaamacadda Minnesota. Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan ka warramaya.
Originally published at – https://www.voasomali.com/a/4269125.html