Home Wararka AGA Qoraaga Qisadii Caan-baxday ee Maana-faay oo Bristol (UK) lagu Guddoonsiiyay Shahaado Sharaf Wararka AGA Qoraaga Qisadii Caan-baxday ee Maana-faay oo Bristol (UK) lagu Guddoonsiiyay Shahaado Sharaf March 26, 2019 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska oo uu hormuud u ahaa Ururka Horumarinta Dhaqanka Iyo Af Soomaaliga (HADHSO) ayaa Shahaado Sharaf waxa ay guddoonsiiyeen qoraaga Qisadii caan baxaday ee Maana-faay ahna Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax. Hogaamiyaha ururka HADHSO Md, Axmed Dhagaxtuur ayaa 23/3/2019 waxa uu Shahaado Sharaftaas guddoonsiiyay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (Aga), waxaana uu sheegay inay ku faraxsan yihiin shahaadadaas ay guddoonsiiyeen qoraaga Qisadii Maaa-faay, isaga oo caddeey in Dr. Afrax uu u qalmo Shahaado iyo wax ka badan, Guddoomiyaha AGA ahna qoraaga Qisada Maana-faay Dr. Maxamed Daahir Afrax oo isna munaasabddaas ka hadlay ayaa sheegay reer Bristol inuu uga mahad celinayo Shahaadada ay guddoonsiiyeen, waxaana uu balan-qaaday inuu halkiisa ka sii ama-baqaadi doono dadaalka hagar la’aaneed ee uu ugu jiryo hiilka afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa. Horey ayaa Shahaadooyin, Biladdo iyo Abaal-marino kale oo isugu jira heer Caalami , heer Qaaradeed iyo heer Qaran waxaa loo guddoonsiiyay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Aqoonwadaag ku Saabsan Cilmiga Maktabadaha oo lagu qabtay Xarunta AGA Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026 Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Sh. C/raxmaan Janaqow oo soo Booqday... July 25, 2026 Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026