Home Madasha AGA Madasha AGA ee Bisha Oktoober oo lagu Faaqidi doono Dumarka Maanta iyo... Madasha AGAWararka AGA Madasha AGA ee Bisha Oktoober oo lagu Faaqidi doono Dumarka Maanta iyo Kaalintooda Hal-abuurka Maansada October 8, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Akadeemiye-Gobaleedka AfSoomaaliga waxay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA bishan. MAWDUUCA: “Dumarka Maanta iyo Kaalintooda Hal-abuurka Maansada” Waxaa lagu soo bandhigayaa laguna falanqaynayaa tixaha iyo mawduucyada ay dumarka Soomaaliyeed xilligan ka maansoodaan. Taariikh: 09/10/2021, 7:00 pm – 9:00 pm fiidnimo (Waqtiga Soomaaliya) Habeenka Sabtida ay Axaddu soo gelayso Join Zoom Meeting https://us02web.zoom.us/j/7866050646? Meeting ID: 786 605 0646 Passcode: AGA2021 Ha moogaan oo ha ka maqnaan! MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA Akhris Wadareedka AGA Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-qoraalka oo lagu qabtay Muqdisho Xulka Maqaallada Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax October 10, 2026 Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026