Home Madasha AGA Madasha AGA ee Bisha Nofember oo lagu Gorfeyn doono Hal-abuurkii iyo Dhaxal... Madasha AGAWararka AGA Madasha AGA ee Bisha Nofember oo lagu Gorfeyn doono Hal-abuurkii iyo Dhaxal Cilmiyeedkii Dr. Maxamed Daahir Afrax November 5, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp MARTIQAAD – HA MOOGAAN OO HA KA MAQNAAN Akadeemiye-Goboleedka waxay kugu martiqaadaysa inaad nagala soo qaybgashid madasha AGA ee bishan Nofembar. Madashan waxaa lagu gorfaynayaa (1) kaalintii uu Dr Afrax ka qaatay kobcinta iyo jidbixinta fanka sheeko-curinta iyo tilmaamihii ay lahaayeen sheekooyinkiisu; (2) kaalintii uu ku lahaa bilaabidda iyo soo shaacbixinta cilmiga “Faaqidaadda Suugaanta”. Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaal iyo aqoonyahanno miisaan leh. Waxay ku bixi doona aaladda ZOOM habeenka Sabtida ay Axaddu soo gelayso 06/11/2021, 07:00 – 09:00 fiidnimo/pm. Insha Allaah. Join Zoom Meeting https://us02web.zoom.us/j/7866050646 Meeting ID: 786 605 0646 Passcode: AGA2021 Ka soo qayb galkaagu sharaf ayuu noo yahay MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Aqoonwadaag ku Saabsan Cilmiga Maktabadaha oo lagu qabtay Xarunta AGA Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026 Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Sh. C/raxmaan Janaqow oo soo Booqday... July 25, 2026 Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026