OGEYSIIS MUHIIM AH
Dhammaanba qalinleyda, hal-abuurka, waxgaradka iyo aqoonyahanka daafaha dunida kala jooga, waxay Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) si xushmad leh ugu martiqaadaysaa Madasha AGA ee Bisha Maarso 2021.