๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐๐ฌO
ย MAWDUUCA: HAL-ABUURKA SUUGAANTA & HALGANKII XORRIYADDA
Waa madal lagu xusayo toddobaadka xorriyadda iyo 8-jirsiga Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).
Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaasha kala ah:
-
Qoraa Sare Axmed Faarax Cali โIdaajaaโ oo ah qoraa iyo suugaanyahan
-
Abwaan Xaashi Cabdillaahi Orax oo ah abwaan iyo xeeldheere suugaaneed
-
Abwaan Xirsi-dhuux Maxamed oo ah guddoomiyaha Golaha Abwaannada Soomaaliyeed.
-
Waxaa xiriirinaya: Md Burhaan Axmed Daahir oo ah wakiilka AGA ee Gobolka Mudug.














