Home Wararka AGA Kulan lagu Xoojinayay Iskaashiga Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka... Wararka AGA Kulan lagu Xoojinayay Iskaashiga Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka & Suugaanta oo ka dhacay Xarunta AGA August 25, 2024 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Kulan u dhaxeeyay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, loogana hadlayay sii xoojinta iskaashiga iyo wax wadaqabsiga labada Akademiya ayaa maanta oo ku beegan 25/8/2024, wuxuu ka dhacay xarunta Akademiya Goboleedka AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Barasare Cabdalla Cumar Mansuur iyo guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Md, Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin joogtaynta kulannada ku saabsan xoojinta xiriirka labada dhinac, waxayna caddeeyeen shirarka noocaan oo kale ah inuu wax weyn ka tarayo horumarinta afka, dhaqanka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed. Labada Akademiya oo u xilsaaran arrimo la xiriira afka , dhaqanka iyo suugaanta ayaa ah laba hay’adood oo ay ka go’an tahay kor u qaadida shaqooyinka ay u xilsaaran yihiin. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Akademiya Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada G/Banaadir oo ka Wadahadalay Xuska Akhris-qoraalka Adduunka Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026