Home Wararka AGA Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku soo Kordhiyay Maktabadda AGA Wararka AGA Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Buugaag Cusub ku soo Kordhiyay Maktabadda AGA December 23, 2025 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa nuqullo cusub ooo ka mid ah buugga GURI-NEGI, waxa uu soo gaarsiiyay maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA. Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo ka hadlayay wareejinta buugaagtaasi kaddib ayaa sheegay in buugga GURI-NEGI uu qorey qoraaga Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi), waxaana uu iftiimyay qaybaha uu ka kooban yahay buugga GURI-NEGI, Buuga cusub ee la soo gaarsiiyay maktabadda AGA ayaa waxa uu qayb ka noqon doonaa kumannaanka buug ee ku kaydsan maktabadda Akademiyada oo ah xarun aqooneed loogu tallaggalay kor u qaadida & dhismaha garaadka dadka, kobcinta cilmiga, dhiirrigalinta & latalinta qorayaasha, tifaftirka buugaagta, gorfaynta dhiganayaasha, martigalinta akhristayaasha, iwm. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA Akhris Wadareedka AGA Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-qoraalka oo lagu qabtay Muqdisho Xulka Maqaallada Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax October 10, 2026 Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026