Home Wararka AGA Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Dhambaal Tacsi ah u direy Xoghayaha Cilmibaarista AGA... Wararka AGA Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Dhambaal Tacsi ah u direy Xoghayaha Cilmibaarista AGA oo Aabbihiis uu Geeriyooday January 18, 2024 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Baresare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa isagoo ku hadlayo magaca Akademiyada iyo magaciisa, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u direy xoghayaha cilmibaarista AGA Maxamed Xasan Cabdullaahi (Geelle), oo aabbihiis Allaha u naxariistee marxuum Xasan Cabdullaahi Xasan uu ku geeriyooday magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Baresare Cabdalla Mansuur ayaa marxuumka Alle uga baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّ إِلَيْهِ رَاجِعُونَ Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA Akhris Wadareedka AGA Xulka Maqaallada Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax October 10, 2026 Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026