Home Wararka AGA Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda 1-da Luulyo Darteed Hambalyo u Diray Shacbiga Soomaaliyeed Wararka AGA Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda 1-da Luulyo Darteed Hambalyo u Diray Shacbiga Soomaaliyeed July 1, 2019 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegtay dhalashada Jamhuuriyadda Soomaaliya awgeed waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan caalamka. Prof. Afarx ayaa iftiimiyay munaasabadda 1-da Luulyo inay tahay munaasabad qiimo badan oo kulmisa laba xafladdood oo waa-weyn, kuwaasi oo kala ah Madax-bannaanida Goboladii Koonfurta Soomaaliya iyo Midowga labadii Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, waxaana uu caddeeyay gobanimada maanta la haysto in loo soo maray halgan dheer, isaga oo ummadda u rajeeyay inay sannadkaan sannadkiisa kale ku gaaraan nabad, horumar iyo jawi farxad leh. Sannad walba marka la gaaro 1-da Luulyo ayaa guud ahaan wadanka Soomaaliya waxaa looga dabaal degaa xornimadii Gobolada Koonfureed iyo waliba israacii Waqooyi iyo Koonfur oo si shuruud la’aan ah u dhaliyay Jamhuuriyadda Soomaaliya. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Midowga Qorayaasha oo Deeq Buugaag ah soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA Akhris Wadareedka AGA Xulka Maqaallada Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax October 10, 2026 Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026