Home Wararka AGA Gorfaynta Buugga Seeska Naxwaha Af Soomaaliga oo lagu qabtay Maktabadda Dhaxalreeb Wararka AGA Gorfaynta Buugga Seeska Naxwaha Af Soomaaliga oo lagu qabtay Maktabadda Dhaxalreeb June 25, 2026 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Kulanaqooneed loogu talaggalay gorfaynta buugga Seeska Naxwaha Af Soomaaliga ee uu qorey madaxa waaxda Naxwaha ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Barsare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa 23/6/2026, waxaa lagu qabtay xarunta maktabadda Dhaxalreeb ee magaalada Muqdisho. Buugaas qiimaha badan, waxaa soo gorfeeyay aqoonyahannada kala ah: Barafasoor Maxamed Cilmi Tooxoow, Maxamed Maxamuud Guuleed (Daqarre) iyo Cabdiwali Maxamed Shiikh Cumar, kuwaasi oo soo bandhigay aragtiyahooda, falanqayntooda iyo qodobbadii ay ku soo arkeen buugga, iyagoo dul istaagay muhiimmadda iyo doorka uu buuggu ku leeyahay midaynta, horumarinta iyo casriyaynta af Soomaaliga. Sidoo kale, intii uu kulanku socday waxaa qoraha buugga oo ahaa Barasare Mansuur, waxa laga weydiiyay su’aalo badan oo la xiriiray nuxurka buugga, habka cilmibaarista iyo fikradaha uu ku soo bandhigay, kuwaas oo uu si faahfaahsan uga jawaabay. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Wasiiradda Dhaqanka Dawladda Jabuuti oo Kulan Gaar ah la Yeelatay Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA Akhris Wadareedka AGA Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-qoraalka oo lagu qabtay Muqdisho Xulka Maqaallada Sooyaalkii Nololeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax October 10, 2026 Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026