Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), ahna aas-aasaha Somalipen Dr. Maxamed Daahir Afrax oo xilligaan ku sugan magaalada London ayaa siiyay Idaacadda VOA-da, gaar ahaan barnaamijkeeda Martida iyo Maykaroofanka wareysi qiimaha badan oo ku saabsan faa’iidada ay leeyihin bandhigyada buugaagta ee ku soo badanayo Soomaaliya.
Wareysigaasi oo aad u xiiso badnaa Dhageysi haboon:-














