Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maalintii  isniinta aheyd  oo ku beegneyd  9-Luulyo 2018-ka  waxa ay tababbar ku saabsan Habaynta Qoraalka u qabatay Konton xubnood   oo ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel  akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga.

Munaasabadii furitaanka tababbarkaasi waxaa ka soo qeyb galay Warbaahin Kala duwan, Taleefishinka Qaranka oo ka mid ahaa Warbaahintii lagu casuumay tababbarkaasi ayaa warkaan ka diyaariyay ee Daawsho Wacan:-