Home Wararka AGA Agaasinka Waxbarashada G/Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee 2022/2023 Wararka AGA Agaasinka Waxbarashada G/Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee 2022/2023 August 1, 2023 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Munaasabad ballaaran oo loogu talagalay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sannad dugsiyeedka 2022/2023, ayna ka soo qeybgaleen Xildhibaanno, madax ka socotay maamulka G/Banaadir iyo mas’uuliyiin matalaysay dugsiyada G/Banaadir qaarkood ayaa maanta oo ku beegan 1/8/2023, waxa ay ka dhacday xarunta aqalka dawladda hoose ee magaalada Muqdisho. Agaasimaha guud ee waxbarashada Gobolka Banaadir Dr. Cabdifitaax Barre oo natiijadaan shaaciyay ayaa sheegay in ay gudubtay 30,837 Arday, isaga oo intaasi raaciyay inay dhacday 535 Arday, kuwaas oo dhawaan u fadhiistay imtixaanka fasalka 8-aad ee sannad dugsiyeedka 2022/2023. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo goobjoog ka ahaa munaasabaddii imtixaankaasi lagu shaacinayay ayaa u hambalyeeyay ardaydii ka gudubtay imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir, isaga oo sidoo kale la dardaarmay waalidiinta Soomaaliyeed. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Aqoonwadaag ku Saabsan Cilmiga Maktabadaha oo lagu qabtay Xarunta AGA Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026 Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Sh. C/raxmaan Janaqow oo soo Booqday... July 25, 2026 Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026