Home Wararka AGA Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Marxuum Nuur Cabdiraxiin Maxamuud... Wararka AGA Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Marxuum Nuur Cabdiraxiin Maxamuud (Nuur Doo) May 12, 2026 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa isagoo ku hadlayo magaca Akademiyada iyo magaciisa, wuxuu dhambaal tacsi ah u direy ehelladii, qaraabadii iyo bahdii Waaxda Barbaarinta ee Wasaaradda Waxbarashada geerida ku timid Allaha u naxariistee Nuur Cabdiraxiin Maxamuud (Nuur Doo), oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. “Innaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo asaxaabta uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee, marxuum Nuur Cabdiraxiin Maxamuud (Nuur Doo), oo ka mid ahaa tiirarkii Waaxda Barbaarinta ee Wasaaradda Waxbarashada” ayuu yiri guddoomiyaha AGA. Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa marxuumka Alle uga baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna, uu samir iyo iimaan ka siiyo. إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّ إِلَيْهِ رَاجِعُونَ MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Akademiya Goboleedka AGA oo Qabatay Aqoonkororsi ku Saabsan Miisaanka Maansada Hoyga Dhaqanka Soomaalida oo laga Furey Magaalada London Baalfurka Buugga Hoggaamiyaashii Soomaaliya 1956–2026 oo lagu qabtay Muqdisho Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026 Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka... February 22, 2026 Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii... February 13, 2026 Daawo: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo soo Xirey Fadhiga Wasiirrada & Kalfadhiga... February 12, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarashada Faarax Cabdulqaadir uu ka Jeediyay Furitaankii Fadhiga... February 11, 2026