Home Wararka AGA Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo Alle naga Jeclaadey! Wararka AGA Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo Alle naga Jeclaadey! October 11, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ma dhinte waa Ilaahay, geeridu waa xaq, naxariistii Janno Ilaahay ha ugu deeqo marxuum Dr Maxamed Daahir Afrax oo ahaa Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa caawa fiidkii 09/10/2021 ku geeriyooday magaalada London (UK) oo uu maalmahanba ku xanuunsanayay. Allaha u naxariistee, Dr. Afrax oo noolaa intii dhaxaysay (1952-2021) ayaa noqonayo tiir culus oo ka baxay afka, dhaqanka iyo aqoonta Soomaaliyeed. Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, iyada oo ka naxsan geerida Guddoomiyaheedii ayaa waxa ay murugada iyo tacsida la qaybsanaysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, bahda qalinleyda iyo hal-abuurka, gaar ahaan qoyskii reer Daahir Afrax. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Akademiya Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada G/Banaadir oo ka Wadahadalay Xuska Akhris-qoraalka Adduunka Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarshada XFS Faarax C/qaadir uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya uu ka Jeediyay Xuskii... September 8, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Guddoomiyaha AGA uu ka Jeediyay Xuskii Maalinta Caalamiga ah... September 8, 2026 Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026