Home Wararka AGA Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanaysa Dood-cilmiyeed ku Saabsan Xaaladda AfSoomaaliga ee Dawlad Deegaanka... Wararka AGA Akadeemiye-Goboleedka AGA oo Qabanaysa Dood-cilmiyeed ku Saabsan Xaaladda AfSoomaaliga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida August 25, 2020 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxa ay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA oo qabsoomaysa Sabtida ugu horreysa bisha Sebtembar 2020, taasi oo lagu gorfeyn doono Mawduuc uu hal-ku-dhiggiisu yahay “Xaaladda AfSoomaaliga ee DDS, gaar ahaan Adeegsiga Rasmiga ah ee Maamulka, Waxbarashada & Adeegga Guud”. Madashan oo aad u xiiso badan, waxaa soo jeedinaya:- 1- Macallin Maxamuud Maxamed Cabdillaahi oo ah Madaxa Machadka Daraasadka Af-Soomaaliga & Suugaanta, Jaamacadda Jigjiga, ahna wakiilka AGA ee Itoobiya 2- Dr. Cabdinaasir Axmed Ibraahim cilmibaare ka tirsan Jaamacadda Addis Ababa, ahna Kuxigeenka Guddoomiyaha AGA. Waxaana hagaya Md Maxamed Xasan “Cirro”, Xarunta Dhaqanka ee Awjaamac, Nayroobi; ahna Wakiilka AGA ee Kiinya. Taariikh: 5/9/2020 Sabti Saacad: 7:00 – 9:00 fiidnimo, Waqtiga Bariga Afrika Kaga soo qaybgal Barta ZOOM ama kala soco Facebook LIVE Kulanka Zoom-ka kaga soo qaybgal – Join Zoom Meeting https://us02web.zoom.us/j/7866050646 Meeting ID: 786 605 0646 Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Guddoomiyaha AGA oo la Guddoonsiiyay Nuqullo ka mid ah Dhiganaha Aamusnaan Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Kormeer ku yimid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Aqoonwadaag ku Saabsan Cilmiga Maktabadaha oo lagu qabtay Xarunta AGA Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Muuqaal ku Saabsan Kormeerkii Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya uu ku... August 19, 2026 Daawo: Dajiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo Caddeeyay Shaqooyin Badan inay ka... August 17, 2026 Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaaladda Sh. C/raxmaan Janaqow oo soo Booqday... July 25, 2026 Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026