Home Wararka AGA Kulan lagu Xoojinayay Iskaashiga Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka... Wararka AGA Kulan lagu Xoojinayay Iskaashiga Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka & Suugaanta oo ka dhacay Xarunta AGA August 25, 2024 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Kulan u dhaxeeyay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, loogana hadlayay sii xoojinta iskaashiga iyo wax wadaqabsiga labada Akademiya ayaa maanta oo ku beegan 25/8/2024, wuxuu ka dhacay xarunta Akademiya Goboleedka AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Barasare Cabdalla Cumar Mansuur iyo guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Md, Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin joogtaynta kulannada ku saabsan xoojinta xiriirka labada dhinac, waxayna caddeeyeen shirarka noocaan oo kale ah inuu wax weyn ka tarayo horumarinta afka, dhaqanka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed. Labada Akademiya oo u xilsaaran arrimo la xiriira afka , dhaqanka iyo suugaanta ayaa ah laba hay’adood oo ay ka go’an tahay kor u qaadida shaqooyinka ay u xilsaaran yihiin. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Arday Jaamacadeed oo Aqoonkororsi u timid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Muxaadaro lagu Qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026 Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka... February 22, 2026 Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii... February 13, 2026 Daawo: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo soo Xirey Fadhiga Wasiirrada & Kalfadhiga... February 12, 2026