Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo dhawaan u dabaal-degtay shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadii Akadeemiyadaas ayaa soo bandhigtay filin muujinaya qeybo kooban oo ka mid ah taariikhda iyo waxqabadka Aga ee intii u dhaxeysay 2013-2018.
Filinkaas oo aad loola dhacay daawasho wacan:-













