Home Wararka AGA Xarunta Dhaxal-reeb oo Shaahaadooyin Guddoonsiisay Arday Dhammaysatay Tababbar ku Saabsan Af Soomaaliga Wararka AGA Xarunta Dhaxal-reeb oo Shaahaadooyin Guddoonsiisay Arday Dhammaysatay Tababbar ku Saabsan Af Soomaaliga March 21, 2022 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey 15-qoraa oo isugu jiray saxafiyiin iyo macallimiin oo dhammaystay tababbar socday muddo bil ah, ayna ka soo qayb-galeen masuuliyiin iyo madax kala duwan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababbarkaasi ayaa waxaa qabatay xarunta hormarinta hoggaaminta ee Dhaxalreeb, waxaana casharrada ka bixinayey khabiirro iyo xeeldheerayaal af Soomaaliga oo kala ahaa Prof. Cabdalla Cumar Mansuur, Prof. Maxamed Cilmi Tooxow iyo qoraa Maxamed Warsame Hiraabey. Xafladda xiritaanka tababbarka ayaa goobjoog waxaa ka ahaa madax iyo masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaalka, waxaana halkaas ardayda lagu guddoonsiiyey shahaadooyin. Muddadii uu tababbarkaasi socday ayaa waxaa ardayda la barayey casharro kala duwan oo ku saabsanaa middaynta hab qoraalka, magacyada lammaan iyo sarbeebta. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Arday Jaamacadeed oo Aqoonkororsi u timid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Muxaadaro lagu Qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026 Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka... February 22, 2026 Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii... February 13, 2026 Daawo: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo soo Xirey Fadhiga Wasiirrada & Kalfadhiga... February 12, 2026