Home Wararka AGA Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo Alle naga Jeclaadey! Wararka AGA Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo Alle naga Jeclaadey! October 11, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ma dhinte waa Ilaahay, geeridu waa xaq, naxariistii Janno Ilaahay ha ugu deeqo marxuum Dr Maxamed Daahir Afrax oo ahaa Guddoomiyihii Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa caawa fiidkii 09/10/2021 ku geeriyooday magaalada London (UK) oo uu maalmahanba ku xanuunsanayay. Allaha u naxariistee, Dr. Afrax oo noolaa intii dhaxaysay (1952-2021) ayaa noqonayo tiir culus oo ka baxay afka, dhaqanka iyo aqoonta Soomaaliyeed. Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, iyada oo ka naxsan geerida Guddoomiyaheedii ayaa waxa ay murugada iyo tacsida la qaybsanaysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, bahda qalinleyda iyo hal-abuurka, gaar ahaan qoyskii reer Daahir Afrax. MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Arday Jaamacadeed oo Aqoonkororsi u timid Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Muxaadaro lagu Qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Tababbarkii u Socday Bahda Madbacadaha Dalka oo la soo Gabagabeeyay Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Xafladdii Daahfurka Ereybixinta Amniga Saybarka (Cyber Security) oo lagu qabtay... June 3, 2026 Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026 Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka... February 22, 2026 Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii... February 13, 2026 Daawo: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo soo Xirey Fadhiga Wasiirrada & Kalfadhiga... February 12, 2026