Home Maqal iyo Muuqaal Dr. Afrax oo si Xikmadaysan uga hadlay Buugga Hawaale Warran (Dhagayso) Maqal iyo Muuqaal Dr. Afrax oo si Xikmadaysan uga hadlay Buugga Hawaale Warran (Dhagayso) July 19, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa 16/7/2021, waxa uu hadal kooban oo taariikhi ah uu ka jeediyay munaasabaddii lagu soo bandhigay buugga Hawaale Warran oo ka dhacday magaalada Hargaysa. Dr. Afrax oo si aad ah loo jecleystay hadal-jeedintiisa ayaa si xikmadaysan uga hadlay nuxurka uu xambaarsan yahay buugga Hawaale Warran iyo wanaagga lagu yaqaanno qoraha buugaasi oo ah abwaan Hadraawi, isaga oo qadka isgaarsiinta uga qeyb-galay xafladdaasi ayaa hadalladiisii waxaa ka mid ahaa:- https://aga.so/so/wp-content/uploads/2021/07/Facebook-1.mp4 MAQAALLO LA XIDHIIDHADHEERAAD AH OO KA SOO QORAAGA Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta Garaad Gacmeed (Artificial Intelligence). Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka ee Magaalada Muqdisho Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii Golaha Fulinta AGA Xulka Maqaallada Doodda Qabyannimada Farta Af Soomaaliga (Shaqallada & Shibbanayaasha) May 12, 2026 FALANQEYNTA KULALIHI (W/D PROF. CABDULQAADIR RUUMI) November 5, 2025 Dagaalkii Qaboobaa ee Qalinka! October 28, 2025 Hayaan iyo Hugun October 25, 2025 Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo October 12, 2025 Maqal iyo Muqaal Daawo: Madaxa Naxwaha AGA Barasare Cabdalla Mansuur oo Sharraxaya Ereybixinta... April 5, 2026 Daawo Xafladii Maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Xarunta Akademiya Goboleedka... February 22, 2026 Daawo: Guddoomiye Kuxigeenka AGA oo Akhrinaya Warmurtiyeedka Fadhigii Wasiirrada iyo Kalfadhigii... February 13, 2026 Daawo: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo soo Xirey Fadhiga Wasiirrada & Kalfadhiga... February 12, 2026 Daawo: Hadaljeedintii Wasiirka Waxbarashada Faarax Cabdulqaadir uu ka Jeediyay Furitaankii Fadhiga... February 11, 2026