Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maalintii isniinta aheyd oo ku beegneyd 9-Luulyo 2018-ka waxa ay tababbar ku saabsan Habaynta Qoraalka u qabatay Konton xubnood oo ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel akhriska iyo qoraalka afka Soomaaliga.
Munaasabadii furitaanka tababbarkaasi waxaa ka soo qeyb galay Warbaahin Kala duwan, Taleefishinka Qaranka oo ka mid ahaa Warbaahintii lagu casuumay tababbarkaasi ayaa warkaan ka diyaariyay ee Daawsho Wacan:-














