Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa  wareysi gaar ah oo ku saabsanaa taariikhda iyo waxqabadka Akadeemiyada Aga  waxa uu  siiyay Iddaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliga.

Prof.  Afrax oo marti ku ahaa barnaamijka Martida iyo Makaroofanka ayaa waxaa waraysanayay Wariye Ridwaan Xaaji Cabdi, wareysigaasi oo aad u xiisa badnaa dhageysi haboon:-  

Waxaa Diyaariyay Muuqaalkaan:- 

Abdirahman M. Abtidon
Tel:+44 7950164456 (UK)
+47 40997334 (Norway)
+39 3510741924 (Italy)
Facebook: Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon
Twitter:      @AMAbtidon
Skype:       A.Abtidon