Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxa ay kugu martiqaadaysaa Madasha AGA oo qabsoomaysa Sabtida ugu horreysa bisha Oktoobar 2020-ka.

Mawduuc: Adeegsiga AfSoomaaliga & Aaladaha Warbaahinta: Shalay, Maanta & Berri

Waxaa soo jeedinaya xeeldheerayaasha:

  1. Md. Axmed Faarax Cali “Idaajaa”, Qoraa iyo Suugaanyahan

  2. Md. Cabdinuur Sh Maxamed Isxaaq, Ruugcaddaa Saxaafadeed

Waxaa xiriirinaya:

Md. Burhaan Axmed Daahir, Suxufi & tababbare, Guddoomiyihii hore ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (ex-NUSOJ) & Aasaasihii Ururka Suxifiyiinta Puntland (MAP)

Taariikh: 3/10/2020 Sabti

Saacad: 7:00 – 9:00 fiidnimo, Waqtiga Bariga Afrika

Kaga soo qaybgal Barta ZOOM ama kala soco Facebook TOOS (LIVE)

Kulanka Zoom-ka kaga soo qaybgal – Join Zoom Meeting

https://us02web.zoom.us/j/7866050646

Meeting ID: 786 605 0646

Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim