Munaasabadda Toddobaadka Xurriyadda awgeed waxay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga {AGA}, kugu martiqaadaysaa Muxaadaro halku dhiggeedu yahay ”Kacaa-Kufkii Gobannimada & Kaalintii Suugaanta” waxaa soo jeedin doono  xeel-dheeraha suugaanta Dr. Maxamed Daahir Afrax, 28 Juun 2020, Saacadduna waa 7:00 Fiidnimo, xilliga Geeska Afrika, kala soco barta Zoom-ka & Facebook Live!

Ka soo qeyb-galkaaga waa Muhiim!

#Ha_Moogaan