Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA), kuna nool dalka Maraykanka ayaa Taleefishinka BBC  NEWS SOMALI  waxa uu ka wareystay Taariikhdii Fanneed ee Aabbihii Kabanka Axmed Ismaaciil Xudeydi!