Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiye-goboleedka afsoomaaliga Aga ayaa dhawaan mar uu safar ku yimid magaalada muqdisho waxaa uu soo booqday Xarunta ku meel gaarka ah ee Akademiyaddu ay ku leedahay leedahay Magaalada Muqdisho. Munaasabad kooban oo loogu tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax …
Read More »GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO.
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C/laahi iyo Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa kulan gaar ku yeeshay xarunta aqalka sare ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa ilaalinta, daryeelka, hal abuurka iyo horumarinta afka Soomaaliga. Munaasabadii kulankaasi ayaa hadal …
Read More »GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA.
Gudoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay qiimaha uu leeyhaay qoraalka iyo aqriska buuggaagta, wuxuuna sheegay ummad walba ummaddii ay ka qoraal iyo aqris badan tahay inay ka horumarsan tahay. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo hadalkiisa sii wata ayaa cadeeyay inuu soo dhaweynayo …
Read More »AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA
Tababbar-xirfadeed ay soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo lagu baranayay Horumarinta Hal-abuurka Qalinka iyo qurxinta qoraal-curiska ayna ka soo qeybgaleen dhallinyaro ka kala socotey naadiyada dhallinyarada hal-abuurka jecel, sida Xarunta IFIYE ee Cilmiga, Suugaanta iyo wax-aqriska, Naadiga Aqriska Banaadir iyo Naadiga Aqriska ee Hillin-Hayaan ayaa lagu qabtay Xarunta Ifiye ee Magalaada …
Read More »Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa.
Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare ee Baarlammaanka, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, naadiyada akhriska iyo qoraalka, Aqoonyahano iyo Marti-sharaf aad u fara badan ayaa …
Read More »
AGA – Somali Language Academy