Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiye-goboleedka afsoomaaliga Aga ayaa dhawaan mar uu safar ku yimid magaalada muqdisho waxaa uu soo booqday Xarunta ku meel gaarka ah ee Akademiyaddu ay ku leedahay leedahay Magaalada Muqdisho. Munaasabad kooban oo loogu tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax …
Read More »GUDOOMIYAHA AQALKA SARE EE SOOMAALIYA IYO GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA OO KA WADA HADLAY DARYEELKA AFKA HOOYO.
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C/laahi iyo Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa kulan gaar ku yeeshay xarunta aqalka sare ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa ilaalinta, daryeelka, hal abuurka iyo horumarinta afka Soomaaliga. Munaasabadii kulankaasi ayaa hadal …
Read More »GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIIGA OO IFTIIMAYAY QIIMAHA UU LEEYAHAY QORLAAKA BUUGGAAGTA.
Gudoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si qoto dheer uga hadlay qiimaha uu leeyhaay qoraalka iyo aqriska buuggaagta, wuxuuna sheegay ummad walba ummaddii ay ka qoraal iyo aqris badan tahay inay ka horumarsan tahay. Dr. Maxamed Daahir Afrax oo hadalkiisa sii wata ayaa cadeeyay inuu soo dhaweynayo …
Read More »AKADEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U QABATAY DHALLINYARADA DANAYSA HAL-ABUURKA QALINKA
Tababbar-xirfadeed ay soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo lagu baranayay Horumarinta Hal-abuurka Qalinka iyo qurxinta qoraal-curiska ayna ka soo qeybgaleen dhallinyaro ka kala socotey naadiyada dhallinyarada hal-abuurka jecel, sida Xarunta IFIYE ee Cilmiga, Suugaanta iyo wax-aqriska, Naadiga Aqriska Banaadir iyo Naadiga Aqriska ee Hillin-Hayaan ayaa lagu qabtay Xarunta Ifiye ee Magalaada …
Read More »Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa.
Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare ee Baarlammaanka, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, naadiyada akhriska iyo qoraalka, Aqoonyahano iyo Marti-sharaf aad u fara badan ayaa …
Read More »NAADIYADDA AQRISKA IYO QORAALKA OO SOO DHAWEEYAY MADASHA AGA.
Shir aad u qiimo badan oo looga hadlyay sidii ay isu kaashan lahaayeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo Naadiyadda qaabilsan Aqriska, Qoraalka iyo Dhaqanka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha AGA Prof..Maxamed Daahir Afrax oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu si diirran u bogaadinayo dhallinyarada u soo jeesatey Akhriska, Qoraalka iyo Dhaqanka, …
Read More »RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO.
Biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa, Dal walba wuxuu ku hormaraa afkiisa, luqadaha caalamka ee ka gudbay dhinaca xuduudaha waxaa safka hore kaga jira afka Soomaaliga, Ummad walba waxay Sharaf iyo qiimo ku leedahay adeegsiga afkeeda, hubaashii ruuxba ruuxa uu ka jecel yahay afkiisa waxaa lagu tilmaamaa inuu ka Wadanisan yahay …
Read More »AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN.
Kulan aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) loogana hadlayay Adeegsiga Af-Soomaaliga iyo Turxaan bixinta ereyga qoran ayna ka soo qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Furitaanki munaasabdaasi ayaa khudbad uu hakjaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay …
Read More »QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY.
Munaasabad loogu tala galay sII sagootinta masuuliyiin ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfsSoomaaliga iyo qorayaal mug iyo miisan ku dhex leh bahda hal abuurka Soomaaliyeed uuna soo qaban-qaabiyay maamulka xarunta dhexe ee Akadeemiyadda AGA ayaa lagu qabtay Hotel Beach View ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo …
Read More »MADASHA AGA EE HORUMARINTA AFKA HOOYO IYO HAL-ABUURKIISA OO MUQDISHO LAGU DAAHFURAY
MADASHA AGA EE HORUMARINTA AFKA HOOYO IYO HAL-ABUURKIISA OO MUQDISHO LAGU DAAHFURAY Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna tala galay daahfurka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qaybgaleen madax ka kala socotay Aqalka Sare, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, aqoonyahanno iyo marti sharaf …
Read More »