Wednesday , October 22 2025
Home / Eray Bixin

Eray Bixin

MADASHA AGA EE HORUMARINTA AFKA HOOYO IYO HAL-ABUURKIISA OO MUQDISHO LAGU DAAHFURAY

MADASHA AGA EE HORUMARINTA AFKA HOOYO IYO HAL-ABUURKIISA OO MUQDISHO LAGU DAAHFURAY Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna tala galay daahfurka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qaybgaleen madax ka kala socotay Aqalka Sare, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, aqoonyahanno iyo marti sharaf …

Read More »

Guddoomiyaha Akadeemiya-Goboleedka Af Soomaaliga Dr Maxamed Daahir Afrax oo bogaadiyay, lana dardaarmay dhallinyarada daneeya akhriska iyo qoraalka.

Guddoomiyaha Akadeemiya-Goboleedka Af Soomaaliga Dr Maxamed Daahir Afrax oo bogaadiyay, lana dardaarmay dhallinyarada daneeya akhriska iyo qoraalka. Hadalkani waa qayb ka mid ah hadalkuu ka jeediyay munaasabaddii daahfurka ‘Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa’ 28/12/2017.

Read More »