{"id":9888,"date":"2025-07-09T19:50:26","date_gmt":"2025-07-09T16:50:26","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9888"},"modified":"2025-07-09T19:50:26","modified_gmt":"2025-07-09T16:50:26","slug":"baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4><em>Habeenkii Isniinta oo ay Talaado soo galaysay, kuna beegnayd 07-07-2025 ayaa hoolka Astaan TV ee magaalada Muqdisho, waxaa lagu qabtay baalfurka buugga Nolasha Nafaqaysan oo ay qortay Tababbare Drs. Amiira Aweys Abuukar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Baalfurka buuggaas oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka soo qaybgalay siyaasiyiin, dhaqaatiir, qorayaal, bahda waxbarashada, naadiyada akhriska iyo xubno ka socday naadiga qalinlayda \u00a0Somali Pen.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu horreyntii, waxaa cod baahiyaha lagu soo dhoweeyay qoraaga buugga Nolosha Nafaqaysan Tababbare Amiira Aweys Abuukar, oo ku dheeraatay marxaladihii ay la soo martay qoridda buuggan iyo wixii ku khasbay inay qorto, waxayna tiri, \u201cBuuggan aan caawa u wada joogno baalfurkiisa waa hage dhammaystiran oo ka hadlaya fahanka nafaqada iyo sida ay saamayn ugu leedahay caafimaadka iyo Tayada nolosha, hadafkayga ugu weyn ee aan buuggan u qoray waa in bulshada lagu wacyigeliyo qiimaha cunto caafimaad leh iyo sida loo abuuro nolol dheellitiran iyadoo la adeegsanayo cuntooyin dabiici ah oo caafimaad leh\u201d .<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qoraa Amiira oo hadalkeeda sii wadata ayaa sheegtay in buuggan ay ku soo koobtay 10 cutub oo ay u arkaysay inay muhiim yihiin, kuwaasi oo ay ka xustay inay ka mid yihiin: Kobcinta wacyiga caafimaadka, u\u00a0 tilmaamidda bulshada nafaqooyinka muhiimka u ah, ka hortagidda cudurrada ka dhasha nafaqadarrada, kor u qaadidda habka nolosha iyo hagaajinta tayada nolasha, iyadoo dhanka kale, si weyn ugu mahadcelisay walaalihii iyo saaxiibbadii \u00a0ka qaybqaatay baalfurka buuggeeda, waxayna \u00a0u cudurdaartay boqollaal qof ee habeenkaa hoolka boos ka waayey, lagana buuxiyay kuraasta.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wasiirkii hore ee dhallinyarada iyo cayaaraha Xildhibaan\u00a0 Maxamed Barre oo ka mid ahaa martida baalfurka buugga ka qaybgashay ayaa ka sheekeeyay qiimaha uu buugga noocani ah ugu fadhiyo bulshada iyo inuu ku soo aaday xilli aad loogu baahi qabay, buuggana uu si gaara u taabanayo daryeelka caafimaadka qof walbana ay muhiim u tahay in maanta uu si gaara u daryeelo naftiisa, isla markaana ogaado nooca nafaqo uu jirkiisa u baahanyahay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale, waxaa baalfurka buugaas ka hadlay aqoonyahanno badan oo qoraaga iyo buuggaba amaanay, iyagoona qiray in aad loogu baahanyahay in bulshada loo qoro, loona soo kordhiyo buugaag la mid ah midkan ay qortay Drs. Amiira Aweys Abuukar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Buuggan Nolasha Nafaqaysan ayaa noqonaya hagaha saxda ah ee kaalmo iyo caawimaad wanaagsan u noqon kara bahda caafimaadka iyo ardayda Jaamacadaha dhigta.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ardayda waxay buuggan si wanaagsan uga fahmayaan xiriirka ka dhaxeeya caafimaadka wanaagsan iyo waxbarashada guusha leh, halka ay bahda caafimaadka iyagana ka heli karaan xogo muhiim ah oo ay bulshada ugu adeegi karaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Buuggan Nolosha Nafaqaysan oo ay qortay tababbare Drs. Amiira Aweys Abuukar, waxaa uu baraarujin wanaagsan u noqonayaa cidkasta oo doonaysa inay wax ka ogaato ama ay barato qiimaha nafaqada ee caafimaadka leh si nolashiisa uu ugu sameeyo nolol caafimaad leh ee waarta.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Gunaanadkii baalfurka buugga ayaa ku soo dhammaaday si wanaagsan, iyadoona habeenkaa ka qaybgale walba uu hoolka ka baxay isagoo buugga gacanta ku sita, taas oo dhiirrigelin wanaagsan u noqotay qoraa, tababbare Drs Amiira Aweys Abuukar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Drs. Amiira Aweys Abuukar, ayaa baalfurka buuggeeda saacado ka hor, soo booqtay xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), oo ay sheegtay inay ka cilmi iyo caqli qaadato xarunta, ayna u tahay marjac ay wax walba oo ku saabsan afka iyo qalinkaba ula soo noqoto, iyadoona ballanqaaday inay buuggeeda xarunta AGA keeni doonto uguna deeqi doonto, waxayna nuqullo buuggeeda ka mid ah ay guddoonsiisay Prof. Cabdalla Mansuur iyo agaasimaha Waaxda Waxbarashada Ustaad Cabdulqaadir Jubba.<\/em><\/h4>\n<h4><em> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9890\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.12_dc21a473-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.12_dc21a473-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.12_dc21a473-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.12_dc21a473-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.12_dc21a473-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.12_dc21a473-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.12_dc21a473.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9891\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_abaa1305-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_abaa1305-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_abaa1305-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_abaa1305-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_abaa1305-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_abaa1305-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_abaa1305.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9892\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_db6f92d3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_db6f92d3-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_db6f92d3-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_db6f92d3-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_db6f92d3-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_db6f92d3-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.13_db6f92d3.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9893\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.14_2ca63e8c-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.14_2ca63e8c-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.14_2ca63e8c-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.14_2ca63e8c-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.14_2ca63e8c-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.14_2ca63e8c-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.14_2ca63e8c.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9894\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_b5b6541c-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_b5b6541c-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_b5b6541c-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_b5b6541c-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_b5b6541c-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_b5b6541c-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_b5b6541c.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9895\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_c8207f60-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_c8207f60-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_c8207f60-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_c8207f60-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_c8207f60-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_c8207f60-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.15_c8207f60.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9897\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.16_d7f3e365-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.16_d7f3e365-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.16_d7f3e365-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.16_d7f3e365-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.16_d7f3e365-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.16_d7f3e365-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.16_d7f3e365.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9898\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_22a45762-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_22a45762-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_22a45762-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_22a45762-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_22a45762-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_22a45762-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_22a45762.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9899\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_813925b8-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_813925b8-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_813925b8-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_813925b8-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_813925b8-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_813925b8-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.17_813925b8.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9901\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.18_3c395cec-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.18_3c395cec-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.18_3c395cec-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.18_3c395cec-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.18_3c395cec-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.18_3c395cec-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.18_3c395cec.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> \u00a0\u00a0<\/em><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9902\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.04.46_417bd411.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9889\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-300x300.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-150x150.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-768x768.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-600x600.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-696x696.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-1068x1068.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-420x420.jpg 420w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888-840x840.jpg 840w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Habeenkii Isniinta oo ay Talaado soo galaysay, kuna beegnayd 07-07-2025 ayaa hoolka Astaan TV ee magaalada Muqdisho, waxaa lagu qabtay baalfurka buugga Nolasha Nafaqaysan oo ay qortay Tababbare Drs. Amiira Aweys Abuukar. Baalfurka buuggaas oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka soo qaybgalay siyaasiyiin, dhaqaatiir, qorayaal, bahda waxbarashada, naadiyada akhriska iyo xubno ka socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9889,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Habeenkii Isniinta oo ay Talaado soo galaysay, kuna beegnayd 07-07-2025 ayaa hoolka Astaan TV ee magaalada Muqdisho, waxaa lagu qabtay baalfurka buugga Nolasha Nafaqaysan oo ay qortay Tababbare Drs. Amiira Aweys Abuukar. Baalfurka buuggaas oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka soo qaybgalay siyaasiyiin, dhaqaatiir, qorayaal, bahda waxbarashada, naadiyada akhriska iyo xubno ka socday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-09T16:50:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho\",\"datePublished\":\"2025-07-09T16:50:26+00:00\",\"dateModified\":\"2025-07-09T16:50:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/\"},\"wordCount\":556,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/\",\"name\":\"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-07-09T16:50:26+00:00\",\"dateModified\":\"2025-07-09T16:50:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Habeenkii Isniinta oo ay Talaado soo galaysay, kuna beegnayd 07-07-2025 ayaa hoolka Astaan TV ee magaalada Muqdisho, waxaa lagu qabtay baalfurka buugga Nolasha Nafaqaysan oo ay qortay Tababbare Drs. Amiira Aweys Abuukar. Baalfurka buuggaas oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa ka soo qaybgalay siyaasiyiin, dhaqaatiir, qorayaal, bahda waxbarashada, naadiyada akhriska iyo xubno ka socday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-07-09T16:50:26+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1080,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/WhatsApp-Image-2025-07-09-at-13.01.11_ae161888.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho","datePublished":"2025-07-09T16:50:26+00:00","dateModified":"2025-07-09T16:50:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/"},"wordCount":556,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","name":"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-07-09T16:50:26+00:00","dateModified":"2025-07-09T16:50:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/baalfurka-buugga-nolosha-nafaqaysan-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baalfurka Buugga Nolosha Nafaqaysan oo lagu Qabtay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9888"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9888"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9903,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9888\/revisions\/9903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}