{"id":9881,"date":"2025-06-22T12:40:14","date_gmt":"2025-06-22T09:40:14","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9881"},"modified":"2025-06-22T12:49:12","modified_gmt":"2025-06-22T09:49:12","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA"},"content":{"rendered":"<h4><em>Munaasabad kooban oo ku saabsaneyd wareejinta deeq buugaag ah, oo loogu talaggalay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/6\/2025, waxa ay ka dhacday hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Hadal uu munaasabadaasi ka soo jeediyay Md, Cabdi Xaashi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay buugaagta uu soo gaarsiiyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA, ahna Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad), wuxuuna caddeeyay inuu wax badan ka kororsan doono buugaagtaasi, isagoo dhanka kale, ka hadlay xiriirka wanaagsan ee kala dhaxeeya Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kusimaha Guddoomiyaha AGA, ahna Guddoomiye Kuxigeenka Akademiyada Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad), oo isna halkaasi ka hadlay ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare uga warbixiyay macluumaadka iyo nuxurka ay xambaarsan yihiin buugaagtaasi, isagoo dhinaca kale, uga mahadnaqay garab istaagga uu mar walba la garab taagan yahay Akademiyada iyo dadaalkeeda ku aaddan hiilka iyo daryeelka af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale, isla munaasabadaas ayuu Kusimaha Guddoomiyaha AGA ku gudoonsiiyay dhawr buug oo kale, Guddoomiyaha Golaha Abwaannada Soomaaliyeed Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed Wehliye oo ka mid ah saaxiibbada Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Buugaagtaas oo ah kuwo aad u qiima badan ee la kala gaarsiiyay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Guddoomiyaha Golaha Abwaannada ayaa waxay isugu jireen nuqullo kala duwan, waxaana ka mid ahaa <strong>Godob iyo Gallad, Laabta ka Soco iyo Kula Lihi,<\/strong> kuwaasi oo dhammaantood uu qorey Kusimaha Guddoomiyaha AGA Dr. Xuseen Wadaad.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9882\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-300x225.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-300x225.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-768x576.jpeg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-150x113.jpeg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-600x450.jpeg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-696x522.jpeg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-560x420.jpeg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-80x60.jpeg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-160x120.jpeg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-265x198.jpeg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95-530x396.jpeg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95.jpeg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9883\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-300x225.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-300x225.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-768x576.jpeg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-150x113.jpeg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-600x450.jpeg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-696x522.jpeg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-560x420.jpeg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-80x60.jpeg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-160x120.jpeg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-265x198.jpeg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725-530x396.jpeg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/63a5bd59-ebc8-44a6-af17-0110a8cd5725.jpeg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad kooban oo ku saabsaneyd wareejinta deeq buugaag ah, oo loogu talaggalay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/6\/2025, waxa ay ka dhacday hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho. Hadal uu munaasabadaasi ka soo jeediyay Md, Cabdi Xaashi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9882,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad kooban oo ku saabsaneyd wareejinta deeq buugaag ah, oo loogu talaggalay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/6\/2025, waxa ay ka dhacday hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho. Hadal uu munaasabadaasi ka soo jeediyay Md, Cabdi Xaashi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-22T09:40:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-06-22T09:49:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA\",\"datePublished\":\"2025-06-22T09:40:14+00:00\",\"dateModified\":\"2025-06-22T09:49:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/\"},\"wordCount\":243,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-06-22T09:40:14+00:00\",\"dateModified\":\"2025-06-22T09:49:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad kooban oo ku saabsaneyd wareejinta deeq buugaag ah, oo loogu talaggalay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, ayaa shalay oo ku beegneyd 21\/6\/2025, waxa ay ka dhacday hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho. Hadal uu munaasabadaasi ka soo jeediyay Md, Cabdi Xaashi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-06-22T09:40:14+00:00","article_modified_time":"2025-06-22T09:49:12+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/59f52055-ee0d-47b8-832a-5fd1105f0f95.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA","datePublished":"2025-06-22T09:40:14+00:00","dateModified":"2025-06-22T09:49:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/"},"wordCount":243,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/","name":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-06-22T09:40:14+00:00","dateModified":"2025-06-22T09:49:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-guddoomay-buugaag-uu-u-hibeeyay-kusimaha-guddoomiyaha-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Guddoomay buugaag uu u Hibeeyay Kusimaha Guddoomiyaha AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9881"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9881"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9887,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9881\/revisions\/9887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}