{"id":9855,"date":"2025-06-12T18:09:39","date_gmt":"2025-06-12T15:09:39","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9855"},"modified":"2025-06-12T18:48:50","modified_gmt":"2025-06-12T15:48:50","slug":"akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/","title":{"rendered":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta  Bulshada"},"content":{"rendered":"<h4><em>Kulan ay isugu yimaadeen madax ka kala socotay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, loogana hadlayay sidii iskaashi ay labadaasi hay\u2019adood uga yeelan lahaayeen dhinacyada afka iyo culuumta bulshada ayaa 11\/6\/2025, waxa uu ka dhacay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kusimaha guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo kulankaasi ka hadlay ayaa ugu horreyntii xarunta dhexe ee Akademiyada ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiintii ka socday Jaamacadda Ummadda, waxaana uu caddeeyay iskaashiga labada dhinac inuu wax weyn ka tari doono horumarinta dhinacyada waxbarashada, afka, dhaqanka, suugaanta iyo culuumta bulshada, isagoo tilmaamay inay Akademiyadu ka go\u2019an tahay wada shaqaynta hay\u2019adaha ay bahwadaagta yihiin ee ku hawlan waxbarashada iwm.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Hormuudka Kulliyadda Saxaafadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Prof. Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada ay ku yimaadeen xarunta AGA, waxaana uu iftiimiyay xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya AGA iyo Jaamacadda Ummadda, isagoo xusay tababbarro ay horey u wada qabteen Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda iyo Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Horey ayay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\u00a0 iyo Jaamacadda Ummadda u kala saxiixdeen <strong>heshiis is af garad <\/strong>oo ku saabsan sidii ay labada xarumood uga wada shaqeyn lahaayeen dhinacyada waxbarashada, afka iyo hal-abuurkiisa suugaaneed.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9856\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169.jpg 810w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9857\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.48_e8e3a7f5.jpg 810w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen madax ka kala socotay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, loogana hadlayay sidii iskaashi ay labadaasi hay\u2019adood uga yeelan lahaayeen dhinacyada afka iyo culuumta bulshada ayaa 11\/6\/2025, waxa uu ka dhacay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Kusimaha guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9856,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay isugu yimaadeen madax ka kala socotay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, loogana hadlayay sidii iskaashi ay labadaasi hay\u2019adood uga yeelan lahaayeen dhinacyada afka iyo culuumta bulshada ayaa 11\/6\/2025, waxa uu ka dhacay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Kusimaha guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-12T15:09:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-06-12T15:48:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada\",\"datePublished\":\"2025-06-12T15:09:39+00:00\",\"dateModified\":\"2025-06-12T15:48:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/\"},\"wordCount\":225,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/\",\"name\":\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-06-12T15:09:39+00:00\",\"dateModified\":\"2025-06-12T15:48:50+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan ay isugu yimaadeen madax ka kala socotay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, loogana hadlayay sidii iskaashi ay labadaasi hay\u2019adood uga yeelan lahaayeen dhinacyada afka iyo culuumta bulshada ayaa 11\/6\/2025, waxa uu ka dhacay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Kusimaha guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-06-12T15:09:39+00:00","article_modified_time":"2025-06-12T15:48:50+00:00","og_image":[{"width":810,"height":1080,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-12-at-18.05.12_29947169.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada","datePublished":"2025-06-12T15:09:39+00:00","dateModified":"2025-06-12T15:48:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/"},"wordCount":225,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/","name":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-06-12T15:09:39+00:00","dateModified":"2025-06-12T15:48:50+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-jaamacadda-ummadda-oo-iskaashi-ka-yeelanaya-horumarinta-afka-iyo-culuumta-bulshada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Jaamacadda Ummadda oo Iskaashi ka Yeelanaya Horumarinta Afka iyo Culuumta Bulshada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9855"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9855"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9865,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9855\/revisions\/9865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}