{"id":9849,"date":"2025-06-10T13:45:09","date_gmt":"2025-06-10T10:45:09","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9849"},"modified":"2025-06-10T13:52:20","modified_gmt":"2025-06-10T10:52:20","slug":"guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah"},"content":{"rendered":"<h4><em>Munaasabad\u00a0 kooban oo lagu maamuusayay wareejinta buugaag qiima badan, oo loogu talaggalay in\u00a0 la dhigo maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen mas\u2019uuliyiin kala duwan, ayaa maanta oo ku beegan 10\/6\/2025, waxaa lagu qabtay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo buugaagtaasi soo gaarsiiyay xarunta AGA, ayaa sheegay inay buugaagtaasi yihiin kuwo qiima badan oo dhaxalgal ah, waxaana uu tilmaamay inay qayb ka noqon doonaan kumannaanka buug ee ku kaydsan maktabadda Akademiyada, isagoo u mahadnaqay qorayaasha buugaagtaasi iyo maktabadda Shabeelle Book Shop ee dalka Sweden oo buugaagtaasi ugu soo deeqay maktabadda Akademiya Goboleedka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Maamulaha maktabadda Akademiya Goboleedka Maxamedwali Cabdi Shiikhrashiid oo guddoomay buugaagtaasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inay buugaagtaasI soo gaaraan maktabadda AGA, isagoo bogaadiyay qorayaasha iyo maktabadda Shabeelle Book Shop ee maktabadda Akademiyada ugu soo deeqay buugaagtaasi qiimaha badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Buugaagta la soo gaarsiiyay maktabadda AGA ayaa waxay kala yihiin: Qaamuuska Casriga ah ee Maahmaahda Soomaaliyeed, Gaso, Ganuun iyo Gasiin, Bidhaamiye, Darajo iyo Xil yaa Mudan, Kaymadow iyo Arxangoys.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9850\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.05_2727411a.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9851\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad\u00a0 kooban oo lagu maamuusayay wareejinta buugaag qiima badan, oo loogu talaggalay in\u00a0 la dhigo maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen mas\u2019uuliyiin kala duwan, ayaa maanta oo ku beegan 10\/6\/2025, waxaa lagu qabtay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo buugaagtaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9851,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad\u00a0 kooban oo lagu maamuusayay wareejinta buugaag qiima badan, oo loogu talaggalay in\u00a0 la dhigo maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen mas\u2019uuliyiin kala duwan, ayaa maanta oo ku beegan 10\/6\/2025, waxaa lagu qabtay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo buugaagtaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-10T10:45:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-06-10T10:52:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah\",\"datePublished\":\"2025-06-10T10:45:09+00:00\",\"dateModified\":\"2025-06-10T10:52:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/\"},\"wordCount\":186,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/\",\"name\":\"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-06-10T10:45:09+00:00\",\"dateModified\":\"2025-06-10T10:52:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad\u00a0 kooban oo lagu maamuusayay wareejinta buugaag qiima badan, oo loogu talaggalay in\u00a0 la dhigo maktabadda Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayna ka soo qaybgaleen mas\u2019uuliyiin kala duwan, ayaa maanta oo ku beegan 10\/6\/2025, waxaa lagu qabtay xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo buugaagtaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-06-10T10:45:09+00:00","article_modified_time":"2025-06-10T10:52:20+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":810,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WhatsApp-Image-2025-06-10-at-13.37.37_ced2437d.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah","datePublished":"2025-06-10T10:45:09+00:00","dateModified":"2025-06-10T10:52:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/"},"wordCount":186,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/","name":"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-06-10T10:45:09+00:00","dateModified":"2025-06-10T10:52:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiye-kuxigeenka-akademiya-goboleedka-oo-soo-gaarsiiyay-maktabadda-aga-buugaag-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Kuxigeenka Akademiya Goboleedka oo soo Gaarsiiyay Maktabadda AGA buugaag dhaxalgal ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9849"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9849"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9854,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9849\/revisions\/9854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}